Skill up Facebook ad: “Waxaan si guul leh u hirgelinnay mashruuc sumadayn…”

Ran for 88 days, from March 27 to June 23, 2026, the last day Crush saw it.
Run by Skill up on Facebook. Crush is not the advertiser and does not verify its claims. See this ad in Meta's Ad Library(opens in a new tab)
Want an ad like this for your product?
Crush makes new ad images for your product from this ad: your logo, your product photo, your offer.
Trials from $19.95 USD, then $79.95 USD a month. Cancel anytime.
About this ad
- Meta Ad Library ID
- 1075396971437260
- Platforms
- Facebook, Instagram and Audience Network
- Relaunches
- 0
- Niche
- Marketing & Agencies
Ad text
Waxaan si guul leh u hirgelinnay mashruuc sumadayn dhammaystiran oo aan u sameynay Shirkadda Dhismaha DDS- SRS Construction Corporation, Waxaan u dhisnay aqoonsi sumadeed (Logo & Brand Identity) oo casri ah, isla markaana si xeel dheer u gudbinaya adeegyada muhiimka ah ee uu xafiisku bulshada u qabato sida: 1. Dhisidda iyo horumarinta guryeynta 2. Horumarinta adeegyada biyaha 3. Dhismaha iyo horumarinta jidadka Sumaddan cusub waxay xafiiska ka dhigtay mid si heer sare ah uga dhex muuqda hay’adaha kale ee deegaanka, gaar ahaan dhinaca naqshadaynta iyo Sumada. SkillUp Technology waxay si joogto ah uga shaqeysaa horumarinta ganacsiyada iyo hay’adaha ka howlgala Geeska Afrika, iyadoo bixisa adeegyo tignoolajiyadeed oo dhammaystiran kana mid yihiin: 1. Summadayn (Brand Identity) 2. Dhisidda Website-yada iyo Software-rada Casriga ah 3. Maamulidda Baraha Bulshada (Social Media Management) 4. Suuq-geynta Dijitaalka ah & adeegyo Teknoolajiyadeed oo tayo sare. Wixii wada-shaqayn ah, nagala soo xidhiidh: Phone: +251 909294667 WhatsApp: https://wa.me/251915354519 Email: [email protected] Office: Jibriga, xagga dambe ee Maxkamadda Guud ee Dawlad Deegaanka, Jigjiga. Mahadsanidiin.







